kalluumaysatada jubbaland oo looga digay dabaylaha xooggan ee Badda ka jira.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir Ku xigeenka wasaarada kaluumeysiga dowlad goboleedka Jubbaland Maxamed Cumar Buuno oo shir jaraaid ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa kaluumeysatada ugu baaqay in ay qaataan wacyigilinta loosoo jeediyay.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya