Kalluumaysatada Jasiiradda Koyama oo Kawarbixiyay Noloshooda Maalinlaha ah.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jasiirada Koyama waa Jasiirad dhacda Gobalka Jubbada Hoose taas oo qiyaasto 45-km jahada KG kaga beegan Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Jasiirada koyaama ayaa waxaa hada ku nool ku dhawaad 20 qoys kuwaas oo ay nolashoodu ku tiirsantahay kallumaysiga Bada taas oo subax kasta tobanaan ka mida bulshada Jasiirada ay u shaqa tagaan Bada si ay u soo Jilaabtaan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa