Arsenal, Liverpool iyo Man United ayaa ah saddexda kooxood ee waa weyn, kuwaasoo bisha Janaayo wejiyo cusub ku soo kordhiyey kooxdooda, halka Chelsea iyo Man City ay xiddigo iska direen.
Halkaan hoose ka eeg xiddigaha yimid iyo kuwa ka baxay SHANTA kooxood ee ugu waa weyn horyaalka Premier League:-
Arsenal
YIMID
Omar Rekik (Hertha Berlin)
Mat Ryan (Brighton) amaah
Martin Odegaard (Real Madrid) amaah
KA TAGAY
Sead Kolasinac (Schalke) amaah
William Saliba (Nice) amaah
Daniel Ballard (Blackpool) amaahdiisii oo la kordhiyey
Matt Macey (Hibernian)
Sokratis (la fasaxay)
Mesut Ozil (Fenerbahce)
Matt Smith (Charlton) amaah
Joseph Olowu (Wealdstone) amaah
Zech Medley (Kilmarnock) amaah
Shkodran Mustafi (Schalke 04)
Ainsley Maitland-Niles (West Brom) amaah
Joe Willock (Newcastle) amaah
James Olayinka (Southend) amaahdiisii oo la kordhiyey
Chelsea
KA TAGAY
Charlie Brown (MK Dons)
Lucas Piazon (Braga)
Danny Drinkwater (Kasimpasa) amaah
Fikayo Tomori (AC Milan) amaah
Baba Rahman (PAOK) amaah
Jack Wakely (Brighton) amaah
Liverpool
YIMID
Ben Davies (Preston)
Ozan Kabak (Schalke 04) Loan
KA TAGAY
Liam Millar (Charlton) amaah
Adam Lewis (Plymouth) amaah
Sepp van den Berg (Preston) amaah
Takumi Minamino (Liverpool) amaah
Manchester City
KA TAGAY
Morgan Rogers (Lincoln) amaah
Taylor Harwood-Bellis (Blackburn) amaah
Arijanet Muric (Willem II) amaah
Manchester United
YIMID
Amad Diallo (Atalanta)
KA TAGAY
Max Haygarth (Brentford)
Ethan Laird (MK Dons) amaah
Luca Ercolani (Carpi)
Timothy Fosu-Mensah (Bayer Leverkusen)
Di’Shon Bernard (Salford) amaahdiisii oo la kordhiyey
Jesse Lingard (West Ham) amaah
Tahith Chong (Club Brugge) amaah
Fecundo Pellistri (Alaves) amaah
Teden Mengi (Derby) amaah