Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaar ahaan goobaha ganacsiga magaalada waxaa kusoo badanaya isticmaalka Kaamirooyinka loo yaqaano CCTV kuwaasi oo door ka qaata ilaalita waxaayabaha aay iibiyaan ganacsatada.
Kaamirooyinkan ayaa loo isticmaala ilaalinta amniga goobaha lagu xero ,helitaanka qofka wax dhacay ama xaday iyo waxyaaba kale iyadoo aay adagtay in la inkiro dhacdo si qaldan kaamirada horteeda dad loogu geeystay.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegeya