Oodkaca lagu sameeyo Magaalada Dhoobley oo loo iib geeyo meelo ka baxsan magaalada

0
292

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) hal abuurka Ganacsiga Oodkaca  ayaa waxaa uu ka mid yahay fikradaha cusub ee Ganacsi ee Magaalada Dhoobley ku soo badanaya, waxaana jira qaar kamid ah haweenka Dhoobley oo iibiya Oodkaca islamarkaana u iib geeya meelo ka baxsan Dhoobley,

Aamina Axmed Aadan ayaa ka warramaysa