Juventus, Barcelona, Man United, PSG & Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono tartanka Champions League

0
323

Kooxaha Juventus, Barcelona, Man United, PSG, iyo kuwo kale ayaa ka mid ah kooxaha caawa ciyaari doonta tartanka Champions League.

Haddaba Halkaan hoose ka eeg guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono guud ahaan tartanka Champions League & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

GROUP E

08:55 Habeennimo: FC Krasnodar vs Sevilla

08:55 Habeennimo: Rennes vs Chelsea

GROUP F

11:00 Habeennimo: Borussia Dortmund vs Club Brugge

11:00 Habeennimo: Lazio vs Zenit St. Petersburg

GROUP G

11:00 Habeennimo: Dynamo Kyiv vs Barcelona

11:00 Habeennimo: Juventus vs Ferencvaros

GROUP H

11:00 Habeennimo: 00 Manchester United vs Istanbul Basaksehir

11:00 Habeennimo: Paris Saint-Germain vs RasenBallsport Leipzig.