Jubbland oo loogu baaqay in dib u dhis ay ku sameeyso Wadoyinkii ay Bur-buriyeen Fatahaadihii Roobka Dayrta

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shacabka Degan Deegaanada Waqooyi ee Degmada Kismaayo ayaa Dowlada Jubbaland ugu baaqay in dibu dhis lagu sameeyo Wadooyinkii ay burburiyeen Roobabkii iyo Fatahaadihii ka dhashay Wabiga Jubba.

Wadooyinkan ayaa muhiim u ahaa isku socodka Deegaanada Waqooyi ee Degmada Kismaayo.

Shacabka Deegaanadaasi ayaa Sheegay in ayna jirin Wadooyin loo maro Beeraha taasi oo ay ugu baaqeen cid kasta oo gacan ka geysan karta in ay wax ka qabato Burburka Wadooyinkaasi.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya