Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kallumaysigu waxaa uu ka mid yahay ilaha dhaqaale ee bulshada Soomaaliyeed ku tiirsantahay kuwooda ugu muhiimsan inkastoo ay jiraan caqabado kala duwan oo ay wajahaan Kalluumaysatada xeebaha Soomaaliya ka soo jilaabta.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya