Jubbaland oo sheegtay in degmada Afmadow ay ka fulin doonaan mashaariic muhiim ah

0
95

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Jubbaland Mudane Maxamed Nuur Cali oo Magaalada Kismaayo kaga qeyb galay Shirka u adeegida Arimaha Bulshada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda arimaha Gudaha Jubbaland ayaa Bulshada ka soo qeyb gashay kulanka uga warbixiyay Howlaha baaxada lee ay Wasaaraddu qabato.

Wasiirka ayaa sido kale ka hadlay Muhiimada ay leedahay in la barto Daaweynta iyo dhaqashada Xoolaha marka la dhiganayo Jaamacadaha.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya