Jubbaland oo sheegtay in 10 kun oo Ardey ay sii doonta waxbarsho bilaasha ah.

0
150

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda waxbarashada Jubbaland Cabdinasir Seeraar Maax ayaa  sheegay in Wasaaradiisu waxbarasho lacag la’aan ah siin doonaan qaar ka mid ah Ardeyda wax ka barta Deegaanada Jubbaland.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya