Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bishii aynu soo dhaafnay waxaa Deegaano badan oo katirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland ka jiray kiisas badan oo xanuunka shuban biyoodka iyadoo wasaaradda caafimaadka Jubbaland ay sheegtay in 7657 bukaan ayaa la diiwaangeliyay oo uu ku soo ritay cudurka shuban biyoodka qaar kamid ah Degmooyinka Jubbaland, halka dad kor u dhaafaya 50 qofna ay u dhinteen.
Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya