Jubbaland oo ka hadashay Biyo la’aan ka jirta Deegaano Hoos taga Degmada Badhaadhe.

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda tamarta iyo khayraadka biyaha Jubbaland ayaa soo saartay war saxaafadeed biyo la’aanta soo food saartay Deegaanada Galbeedka kismaayo ee Deegnada hoos yimaada ee Degmada Badhaadhe.

War saxaafadeedka ayaa waxaa warbaahinta u aqriyay Agaasimaha waaxda biyaha ee Wasarada Tamarta iyo khayraadka biyaha Jubbaland Mudane liibaan Xuseen.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya