Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyinka Jubbaland oo shir jaraa’id ku Qabtay Magaalada Kismaayo ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xili robaadka Gu’ga oo ka curtay qeybo badan oo kamid ah Deegaanada Jubbaland.
War saxaafadeedka ayay Wasaaradu ku sheegtay in roobab laxaad leeh oo daadad wata la filayo in ay ka da’aan Dhamaan Deegaanada Jubbaland sido kalana ay fatahaado xoggan ay sameyn karaan labada wabi ee Jubba iyo Daawo sida ay sheegeyso saadaashada Hawada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya