Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan ayaa u dhaxeyey Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland iyo Hay’adaha Soomaaliya katageera Waxbarashada waxana ay kala hadleen sidi ay uga qeyb qadan lahayeen Horumarinta Waxbarashada Deeganada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Agaasimaha guud ee Wasaradda Waxbarashada Jubbaland Maxamed Wali Sheekh Cali ayaa kawarbixiyay kulanka kadib.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya