Jubbaland oo Haweenka siineyso Fursad ay uga qeyb galaan Siyaasadda.

0
13

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland, oo ka duuleysa sare u qaadista qoondada haweenka ee dhanka siyaasadda, ayaa bilowday dadaallo ku aaddan sidii haweenka ay uga mid noqon lahaayeen xubnaha la doorta ee golayaasha heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya