Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa waxay dhawaan Magaalada Kismaayo ay ku qabtay kulan laga hadlayaay horumarinta baahiyaha Qorsha hawleedka sanad laha iyo qaab -dhismeedka Miisaanayadda Degmada Kismaayo kuwaas oo ka soo qeybgalaasha la furay in ay la yimadaan qorshayaashaal lagu horumarinaayo Deegaanka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa