Jubbaland oo digniin u dirtay dadka wata gaadiidka sharci la’aanta ah.

0
78

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Wasaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Jubbaland ayaa soo saaray awaamiir hor leh oo la xariira sharciyada wada marista Agasimaha oo Xafiiskiisa Warbaahinta kula hadlay ayaa digniin ka soo saaray sharciyada gaadiidka Magalada kismaayo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa wabixintan ku eegaya

Audio Player