Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku simaha Madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kormeer ku tagay Buundooyiinkii ay saameeyeen daadadkii fatahaaddii Elnino ee hore saameynta taban ugu yeehay deegaanada hoostaga degmada Jamaame.
Buundooyinka uu Madaxweyne ku xigeenku booqday ayay dowladdu dib u hagaajin ka waddaa iyadoo maalmaha soo socdana xarigga laga jari doono.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa