Jubbaland oo dayactir ku sameeysay Ceel-biyoodka Iftiin Degmada Dhoobley.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose Mudane Xasan Cabdi Xaashi oo uu wahelinayay Injineer Axmed oo kamid ah Injineerada Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Dowlada Jubbaland ayaa xariga ka jaray Ceel-biyoodka Iftin oo ku yaala Xaafada Danwadaag oo kamid ah Xaafadaha Degmada Dhoobley.

Ceelkan oo ay ka cabi jireen Xoolaha nool Baahi badana ay u qabeen Dadka Deegaanka ayay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ku sameysay Dayactir Balaadhan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya