Jubbaland oo bilowday diiwaan galiinta xarumaha lagu barto Cilmiga Diiniga ah.

0
132

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aaden Faarax Gaarane Agaasimaha Wasaaradda Awqaafta iyo arimahaa Diinta Jubbaland ayaa sheegay inay diiwaan galiyeen qaar ka mid ah xarumaha lagu barto Cilmiga Diiniga ah.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya