Jubbaland oo ballanqaadday in si hufan loo maareyn doono deeqaha Gar-gaarka.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Qaxootig iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay ilaalinta deeqaha la siiyo dadka danyarta ah, gaar ahaan qaxootiga iyo Barakacayaasha ku sugan Deegaanada Maamulka Jubbaland.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa