Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland Mudane Cali Aaden Sonkor ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adaha GIZ iyo NRC oo si weyn uga shaqeeya Deegaanada Jubbaland.
kulankan ayaa loga tashanayay Mashaariic Horumarineed oo ay Hay’adaha GIZ iyo NRC kala shaqeeyaan Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland.
Markii uu kulanku soo dhamaaday ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Jubbaland Mudane Cali Aaden Sonkor.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya