Jubbalanad oo dib u dajin u sameynaya dad danyar ah oo ku nool Deegaanka Lugloow

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeeynta Jubbalanad Maxamed Mursal Xersi ayaa kormeeray Deegaanka lugloow ee duleedka Magaalada kismaayo halkaasi oo uu ka socdo mashruuca xalka waara ee dib u dajin loogu sameynayo dadka danyarta ah iyo dadka kasoo laabanaya dalalka darsika ah kuwaaso oo qaxooti mudo ku ahaa.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa