Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbalaand Cali Aadan Cali ayaa sheegay in qoys kasta oo Barakacayaasha oo laga raro gudaha Magaalada Kismaayo la siinayo dhul ay mulkiyad u leeyihiin.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa