Jubaland oo shaacisay waqtiga La galayo imtixaanka fasalka 8-aad

0
125

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Faarax Cali Aways, ayaa faahfaahin ka bixiyay xilliga la galayo imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa