Jimciyadda Xayaat oo dhagax dhigtay qaybo cusub oo lagu kordhinayo dugsiga Luuq Ganaane

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo ahayd mid lagu dhagax dhigayay Fasalo cusub oo lagu soo kordhiyay dugsiga sare ee Luuq Ganaane oo ay hirgalinayso Jimciyadda Xayaat ee Houmarinta Waxbarashada Gobalka Gede ayaa waxaa gooob jog ahaa gudiga Waalidiin Dugsiga iyo Maamulka Munaasasada Jimciyada Xayaat ugu horayn waxaa munaasabada ka hadlay Guddoomiyaha Mu’asasada Hayaat e Degmda Luuq Cumar Maxamed Buule ayaa sheegay in ay xooga saraayan sidii ay u horumarin lahaayeen Waxbarshada.

Khadar Axmed Cabdi.ayaa kawaramaya