Jasiiradda Kooyaame oo kamid noqotay goobaha loogu dalxiiska badanyahay.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jasiiradda Kooyaame oo dhanka galbeed kaga beegan Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa u dalxiis taga dad aad u badan kuwaas oo intooda badan ka tagaan magaalada Kismaayo iyo dad ka yimaada Gobolada dalka si ay sawiro xasuus ugu soo galaan uguna dalxiis tagaan goobaha adka u bilicda qurxoon ee halkaas ku yaala.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa