Jamciyadda Itiqaan oo tartan qur,aan aqris ah ku soo xirtay Magaalada Burco.

0
134

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabaddan oo lagu soo xirayay tartan qur,aan aqris ah ayaa waxa lagu qabatay magaalada Burco waxaana kaqeybgalay culImo waalidiin iyo marti Sharaf kale Tartankan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Jamciyadda Itqaan oo hormarisa diinta islaamka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya