Jaamacadda Bariga Afrika Faraca Burtinle oo deeq waxbarasho Siisay 20 Arday.

0
77

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu shaacinayay 20 arday oo fursado waxbarasho lacag la-aan ah ka helay Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda degmada Burtinle Munaasabaddan waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah maamulka jaamacadda,waalidiin,bahda waxbarashada iyo marti Sharaf kale.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya