Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Jaamacadaha kuyaalla Magaalada Jowhar ee caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ay Bixiyaan Kulliyado kooban ayaa qaar kamid ah dhalinyarada Aqoonyihaanada ah ee Magaalada Jowhar waxa ay ugu baaqeen Jaamacadaha in ay kordhiyaan Kuliyadaha oo haatan ah kuwa kooban.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah faahinaya