Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Jaamacada Daaha faraceeda Magaalada Kismaayo ayaa Xaflad soo dhaweyn ah u qabtay Ardayda sanadkan ku biireyso Jaamacada si aysan kuliyadaha ugu wareerin kuliyadaha in marka hore looga warbixiyo hab ugu wanaagsan ee ay ku dooran karaan takhasuska kuliyadaha.
Dhakhtar Maxamed binu Xaashi oo kamid ah Maamulka Jaamacada ayaa Ardayda warbixin ka siiyay Jaamacada Daaha Ardeyda sanadkan ku soo biireysa Jaamacadda.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya