Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Heshiiskan is afgaradka ah oo ay Magaalada Baydhabo ku kala saxiixdeen Jaamacada Baydhabo iyo Bangiga SomBank ayaa ujeedkiisu tahay sidii ay uga wada shaqeyn lahayeen Horumarinta Waxbarashada, dhisida xirfadaha iyo cilmi baarisyo, waxaana goob jog ahaa Maamulada Labada Hay’adood.
Ardeyda Jaamacada Baydhabo ayaa ka faa’ideysan doona fursado tababar shaqo oo ay bixinayaan Bangiga si kor loogu qaado aqoonta ardeyda, waxaana heshiiska kadib warbaahinta ugu warbixiyay Masuul ka socday Jaamacada Baydhabo.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya