Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka jaamacadda Baladweyne ayaa soo kordhiyay qeyb cusub oo lagu baran doono luuqda Talyaaniga taasoo ay ka faa’ideysan doonaan ardeyda dhigata kuliyaddaha kala duwan ee jaamacadda.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa