Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS xildhibaan Maxamed Bare Maxamuud oo dhawaanahan shaqo qaran uu joogey wadanka Finland ayaa kulan is xog waraysi ah layeeshay Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo bahada Isbortiska ee wadanka Finland.
Wasiirka ayaa Jaaliyadda uga warbixiyay xalada uu dalku marayo gaar ahaan horumarada laga gaarey Arimaha siyaasada ee Bulshada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa