Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka duur-joogta Itoobiya, ayaa isku duba ridinaya koox ugaarsato ah, oo baadi goobaya Waraabe dilaa ah, meel u dhow magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa.
Arrintaan, ayaa timid kadib markii dhawaan magaalada iyo agagaarkeeda, ay
kusoo bateen weerarada waraabaha, ee ay u geysanayaan bini’aadanka.
Dadka uu dilay Waraabaha, ayaa waxaa ku jira “carruur, odayaal iyo dhalinyaro.