Isticmaalka Mooto Bajaajta oo Saameeyay Shaqooyinka Muruq Maalatada Jowhar.

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Muruqmaalatada ku shaqeeya gaari gacanka Magaalada Jowhar ayaa cabasho xoogan ka muujiyay shaqo la’aan ay la kulmeen, taas oo ay ku sababeeyeen tirada sii kordheysa ee Mooto Bajaajta ee ku soo badanaya Magaalada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa