Isticmaalka lacagaha qalaad ee Suuqyada Dhoobley oo hoos u dhigay lacagta Shilin Soomaaliga.

0
136

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Lacagta Shilinka Soomaaliga waa mid kamid ah astaamaha qaran ee dalkeeno leeyaha dhawr marxaladood oo uu soomaray Shilinka Soomaaliga haatan waxa uu marayaa meeshii ugu liidatay

Tiknoloojiyadda casriga ah iyo isticmaalka lacagaha doolarka adeegsiga lacagaha fudud ee lagu shubto Tilifoonnada ganacta ayaa ah waxaa saamaynta wayn ku reebay lacagta shilinka Soomaaliga.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya