Isticmaalka Internet-ka oo Saameyn ku Yeeshay Waxbarashada Ardayda Jowhar.

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro baddan oo dhameeyay waxbaarshada iyo qaar wali ku jira ayaa  aad u isticmaalo baraha bulshada kuwaas oo mararka qaar kala kulma, qasaaro soo foodsaarto waxbarshadooda halka qaarkood ay si fiican uga faa’iideystaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya