Isticmaalka badan ee Baraha Bulshada oo saameyn ku yeeshay da’yarta Waxbaraneysa.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aaladaha Baraha Bulshada ayaa waxaa inta badan isticmaala dhalinyrada iyadoona ay qeyb ka yihiin Ardeyda wax ka barta goobaha kala duwan ee waxbarshada.

Ardeyda wax ka dhigta Iskuulaadka ee xili danbe ku gaaro isticmaalka Baraha Bulshada ayaa sameeyn badan ka dhaxla, taasoo sababta in mararka qaar ay isaga haraan waxbarashadooda.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya