Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gambaraha Laga sameeyo Maqaarka Xoolaha sida lo’da iyo ariga ayaa waxa ay caado iyo dhaqan soo jireen u tahay guud ahaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan bulshada ku nool Jowhar walow hada ay sii yaraaneyso isticmalkiisa.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa