Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdan isugu jirtay Buugaag iyo Qalimaan ayaa la gaarsiiyey Ardeyda Wax ku barata Iskuulada Deegaanka, Dabare, Dhagaxyaale iyo Af Calaad Degmada Guriceel Koonfur kaga began, kuwaasi oo ay wax ku bartaan boqolaal Ardey reer Guuraa ah.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya