Iskuulka Imaam Shaafici ee Degmada Dhoobley oo soo kordhiyay barnaamij xareys ah oo aradayda galinka dambe wax labarayo

0
213

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Imaam Shaafici ee Degmada Dhoobley ayaa soo kordhiyay barnaamij wax lagu barayo aradayda Iskuulkaasi labada galin halkii awal hore hal galin wax la bari jiray.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya