Iskuulka Ilaays ee Kismaayo oo fursado Waxbarasho lacag la’aan ah siiyay Arday danyar ah.

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Ilays ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo  la aas-aasay sanadkii 2017 kii ayaa waxaa wax ka barta in ka badan 400 oo Arday  kuwaas oo qaar kood ay yihiin Arday danyar iyo  Agoomo ah.

Maamulaha Iskuulka Ilaays Maxamed Cali Cabdi  ayaa kawarbixiyay Marxaladihii kala duwanaa ee uu Iskuulkaan soo maray tan iyo markii la aas-aasay iyo fursadaha waxbarasho ee ay siiyeen Ardayda danyarta ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya