Iskuulka Gabdhaha Baydhabo oo lagu soo kordhiyey qeyb ay wax ka bartaan dadka waaweyn.

0
71

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Gabdhaha ee Abdalla Deerow oo ah iskuulka kaliya u gaarka ah Gabdhaha in ay wax ku bartaan ayaa soo kordhiyey qeyb cusub oo wax lagu barayo Haweenka waaweyn ee aan fursad u soo helin Waxbarsho.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa