Iskuulka caruurta baahiyaha gaarka ah qaba ee Dhuusmareeb oo lagu soo kordhiyey qaybo cusub.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka horyaal ee ah goob ay wax ku bartaan caruurta baahiya gaarka ah qaba ee ku nool Magalaada Dhuusamareeb caasimadda Galmudug ayaa haatan yeelanaya qeyb machad ah oo sare loogu qaadayo xirfadaha caruurta,
Waxa qeybta cusub caruurta baahiyaha gaarka ah qaba lagu baraya xirafadaha computerka, iyo luuqada iyo qeyba kale.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa