Iskuulka Caruurta agoonta ee Boondheere oo deeq Dhar ah la gaarsiiyay.

0
92

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Akram Foundation ayaa maanta Deeq dhar ciid ah gaarsiisay xarunta iskuulka caruurta Agoonta ee degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

Caruurtaan ayaa waxa ay iskugu jiraan Agoon iyo Rajo kuwaa oo baahi weyn uqabay dhar ay ku ciidaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya