Iskuuladii Burbursanaa Degmada Maxaas oo dib loo furay.

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirada wasaaradaha waxbarashada hidaha iyo tacliiinta sare DFS iyo dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa si wada jir ah xaragga uga jaray dhismiyaal dayactir iyo qalabeen lagu sameeyay dhowr iskuulo oo ku yalaan degmada Maxaas ee gobolka Hiraan.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya