Iskuulada Degmada Kismayo oo qaatay qiimo dhimista Lacagta laga qaado ardayda.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Dhawaan Wasaaradda Waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta ee Jubbaland ay soo saartay Go’aano lagu jaangooynayay Khidmada laga qaado Ardeyda Iskuulada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay taasi ka dhaqan gashay Iskuulada Degmada Kismaayo iyagoona hoos u dhigay Lacagihii laga qaadi jiray Ardeyda.

Qaar kamid Maamulayasha Iskuulada Magaalada Kismaayo ayaa soo dhaweyay Go’aanka Wasaaradda Waxbarashadda sido kalana Fariimo diray Wasaaradda

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya