Iskuulada bixiya waxbarshada online ka ah oo kusoo badanaya Baladweyne.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Hogaan oo kamid gooboaha waxbarashada ee ku yaalla magaalada Baladweyne ayaa soo kordhiyay qeyb lagu dhigo waxbarashada online ka ah.

Qeybtan ayaa loogu tala galay in wax lagu baro dadka aan awoodin inay yimaadaan Iskuulada, sida ganacsatada, Dhalinyarada iyo dadka da’da ah.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa