Iskuulada Baydhabo oo Ku Soo badanaya Gabdhaha baranaya xirfadaha kumbiyuutarka.

0
54

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyinkii ugu dambeeyey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa iskuulada ku soo badanayay Gabdho baranayay Computer taasoo markii hore aan loogu baran balse hada ay noqdeen kuwa si ka badan raga u barta iyagoo uga gol leh in ku shaqeystaan.

Barashada Computerka ayaa Muhiim ah Xiligan Haweenkana waxay kamid yihiin Bulshada laf dhabarka u ah Xarumaha loogu shaqeeyo Computerka sidaa darteed ay sabab ka dhigtey in ay bartaan si ay Fursadaha xirfadan ku jirta uga faa’iideystaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa